Zum Hauptinhalt springen Zur Suche springen Zur Hauptnavigation springen
Beschreibung
Buuggan Ku Raaxayso Noloshaada, wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahan tahay in aad qaaddo, si aad u heshid raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho!

Buuggan kuuma sheegi doono oo kaliya sida lagu gaaro raaxada nolosha, balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin (practical) ah iyo talooyin waxtar leh oo aad ku jaangoyn karto noloshaada. Dhammaan waxa ku qoran buuggan ma ahan mid ku dhisan qof fikirkiisa, balse wuxuu ka kooban yahay waxyaabaha saldhig (tiir) u ah farxadda.

Haddii aad jeceshahay inaad marwalba faraxsanaato oo noloshaada ku qaadato farxad, waxaad heshay fursaddii ugu weynayd! Akhri buuggan oo baro halka laga helo raaxada nolosha.

Details
Erscheinungsjahr: 2020
Genre: Importe
Rubrik: Ratgeber
Medium: Taschenbuch
Inhalt: Kartoniert / Broschiert
ISBN-13: 9780244873998
ISBN-10: 0244873992
Sprache: Somali
Einband: Kartoniert / Broschiert
Autor: Mohammed, Abubakar
Hersteller: Lulu Press, Inc.
Verantwortliche Person für die EU: Libri GmbH, Europaallee 1, D-36244 Bad Hersfeld, gpsr@libri.de
Maße: 210 x 148 x 9 mm
Von/Mit: Abubakar Mohammed
Erscheinungsdatum: 22.03.2020
Gewicht: 0,197 kg
Artikel-ID: 119603693