Zum Hauptinhalt springen Zur Suche springen Zur Hauptnavigation springen
Beschreibung
Buuggan wuxu ku saabsan yahay 10ka khalad ee ugu waawayn ee uu waalidku galo iyo xalkooda. Qoraagu wuxu si faahfaahsan buugga ugu soo gudbinayaa aqoonta iyo xirfadaha aasaaska u ah barbaarinta wanaagsan. Wuxu khalad-saxayaa fahannada khaldan ee barbaarinta innaga haysta sida: korinta iyo barbaarinta, edbinta iyo ciqaabta iyo farqiyada u dhexeeya.
Wuxu tilmaamayaa caqabadaha qarniga 21aad iyo sida habboon ee aan ubadkeenna casrigan u dhex barbaarin karno. Buuggan waa hage muhiim u ah qoyska oo doonaya in uu soo saaro ilmo caafimad qaba iyo carruur mas'uul ah.
- Maxamed Cabdulaahi Cartan
Agaasimaha Madbacadda Looh Press

MUBARAK HADI qoraa, tababbare iyo daaci ku nool dalka Maraykanka. Wuxu waxbarashadiisii jaamacadeed ku qaatay isla dalka Maraykanka isagoo bartay cimiga bulshada & cilmu nafsiga. Wuxu tababare iyo yahay mid ka mid ah aasaasayaasha Machadka Horumarinta Awoodaha Aadanaha ee PHD Center oo ay xaruntiisa tahay dalka Maraykanka.
Mubarak Hadi, waa qoraa leh labo buug oo uu ka mid yahay "Garaadso Intaadan Guursan" oo gayiga soomaalida caan ka ah. Tobankii sano ee lasoo dhaafay, wuxu ku hawlanaa majaalka tababbarka iyo tadriibka, isagoo tababarro iyo talooyinna siiyay boqollaal qof.

Details
Erscheinungsjahr: 2025
Genre: Importe
Rubrik: Ratgeber
Thema: Lebensführung allgemein
Medium: Taschenbuch
ISBN-13: 9781912411528
ISBN-10: 1912411520
Sprache: Somali
Einband: Kartoniert / Broschiert
Autor: Hadi, Mubarak
Auflage: Second Edition
Hersteller: Looh Press
Verantwortliche Person für die EU: Libri GmbH, Europaallee 1, D-36244 Bad Hersfeld, gpsr@libri.de
Maße: 216 x 140 x 10 mm
Von/Mit: Mubarak Hadi
Erscheinungsdatum: 20.04.2025
Gewicht: 0,228 kg
Artikel-ID: 133481208

Ähnliche Produkte

Taschenbuch