Zum Hauptinhalt springen Zur Suche springen Zur Hauptnavigation springen
Beschreibung
Buuggan wuxuu xusayaa taariikhda & suugaanta Abwaan Xussein Aw Faarax "Dubbad" (1928-1999), oo loo aqoonsaday Aabbihii Fanka Casriga Soomaaliyeed - ninkii ugu horreeyay ee sameeya ruwaayad masraxiyadeed oo Soomaali ah. Isaga oo saaxiib dhow la ahaa Cabdillahi Qarshe, waxay wada aasaaseen Kooxda Walaalaha Hargeysa, waxaana buuggan ku urursan heeso waddani & jaceyl ah oo laga soo doortay in ka badan 70 sano oo hal-abuurnimo ah, taariikh nololeedkiisa oo faah-faahsan, iyo qeybo ka mid ah taariikhda guud ee masraxiyadda & fanka Soomaaliyeed tan iyo 1940-yadii. Wuxuu qoray in ka badan 28 riwaayadood, wuxuuna ku dhintay Muqdisho 1999kii, isaga oo faqri ku jira. Waxaa soo ururiyay Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban."

C/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "SooyaaC/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "Sooyaalkii Suugaanta Cabdulle Raage Taraawiil"; iyo kuwo kale. Waa aasaasaha, agaasimaha iyo maamulaha guud ee shirkadda Xildhiban Publications. Hadda wuxuu ku nool yahay, isaga iyo qoyskiisa Ingiriiska.

Über den Autor
C/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya";"Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "SooyaaC/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba [...] ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "Sooyaalkii Suugaanta Cabdulle Raage Taraawiil"; iyo kuwo kale. Waa aasaasaha, agaasimaha iyo maamulaha guud ee shirkadda Xildhiban Publications. Hadda wuxuu ku nool yahay, isaga iyo qoyskiisa Ingiriiska.
Details
Erscheinungsjahr: 2026
Genre: Importe, Lyrik & Dramatik
Rubrik: Belletristik
Medium: Taschenbuch
Reihe: Taxanaha Abwaan & Suugaan
ISBN-13: 9781915782892
ISBN-10: 1915782899
Sprache: Somali
Einband: Kartoniert / Broschiert
Autor: "Xildhiban", Abdulaziz Ali
Hersteller: Xildhiban Publications
Taxanaha Abwaan & Suugaan
Verantwortliche Person für die EU: Libri GmbH, Europaallee 1, D-36244 Bad Hersfeld, gpsr@libri.de
Maße: 210 x 148 x 11 mm
Von/Mit: Abdulaziz Ali "Xildhiban"
Erscheinungsdatum: 29.07.2026
Gewicht: 0,259 kg
Artikel-ID: 136379749